Caawi Barnaamijyadeena

Taageeradaada barnaamijyada la xidhiidha cilmibaadhisyada ay samayso SAXADOON, oo dhamaantood cilmi ku dhisan , waxa ay qayb ahaan ka tarjumayaan horumarka gobolka iyadii oo gogoldhig asaasi ah u noqon doonta koboca dhaqan-dhaqaale ee aagagaa howshaasi ka socoto.

Saxadoon ma aqbalo deeq ka timaada bulshada.

Elmi, Leyth. ~ Editor-in-chief

Caawinaadaada waxaa loo adeegsan doonaa horqabadka barnaamijyadaa cilmi-baadhiseed oo dhamaantood si toos ah ay ugu fooggan yihiin khubarada SAXADOON, jaalle-yaashooda ay xirfad-wadaagta yihiin, iyo xarumo cilmi-baadhiseed oo caalami ah.

Barnaamijkan oo dhaqaalaha ku baxaya uu intiisa badan ka iman doono aqoon-dhigaalka ay khubaradaasi amaamudeen sida "Elmi's Medical Encyclopedia", "Family Medicine" iyo "Sumoow" oo intooduba aad imika ka heli karto saylada kutubta lagu kala iibsado.

[XUSUUSO] in aad aqool-dhigaalkaa iibsato ayaa ah tubta ugu muhimsan ee aad ogaga qayb qaadan karto, cilmibaadhisyadaa muhimka ah ee Khubaradaa Saxadoon, tiiyoo ay muhim tahay in la farfiiqo in khubaradaasi aysan marnaba qaadan wax dhaqaale ah oo ka yimaada bulshada noocu yahayba.

  1. Horumarinta iyo dhiirigelinta baahida gobolka ee xagga [Scientific]-ga, farsamada xagga cilmibaadhisyada la xidhiidha [Medical]-ka, [Pharmaceutical]-ka, [Toxic], iyo Chemicals], tiiyoo loo jeedo in ay si nabad ah bulshadu sal-dhigto iyadii oo aysan jirin wax ay ka cabsadaan ama wax yeelo u gaysan kara noloshooda.

  2. Caawinta cilmibaadhisyada sida tooska ah u quseeya umuurahaa la xusay iyo meel marinta wax walba oo qayb ahaan ka dhigi kara taa tu joogta ah oo aan kala go' lahayn mustqabalka.

MAALGELIN

Dhamaan dhaqaalaha naga soo gala aqoon-dhigaaladaa kor lagu xusay waxaa loo adeegsan doonaa oo keliya barnaamijyadaa cilmibaadhiseed ee iyadna xagga sare lagu xusay.

[XUSUUSO]; Intaba waxaa la marsiin doonaa xeerarka u yaala SAXADOON gaadh ahaan tan la xidhiidha cilmi-baadhisyadaa iyo maalgelintooda.

AQOON-DHIGAALADA IMIKA DIYAARKA AH

AUTHOR;
Elmi, Leyth, Ph.D., CBRN, ISD, ILS of I.

TITLE
Elmi's medical encyclopedia : Trilingual essential reference to over 8500 medical terms including symptoms, diseases, injuries, and drugs

PRINTED
Health and Marine Science University Press, ELMI SAMATAR, Nugal, Somalia :

EDITION
1st edition.

PUBLICATION; Minnesota : NESCO of Minnesota ©2020

SUMMARY;
Elmi's Medical Encyclopedia provides terms in English, Arabic, and Somali. Definitions and information in Somali.

DESCRIPTION
393 pages ; 21 cm

AQOON-DHIGAALADA DAABACADDA SUGAYA

TITLE

Family Medicine

AUTHOR;
Elmi, Leyth, Ph.D., CBRN, ISD, ILS of I.

TITLE

DAACUUNKA

AUTHOR;
Yasin Abdi - DBMS, MSc, BSc, CSci, FIBMS.

Fadlan caawi barnaamijyada SAXADOON oo Ka IIBSO;

Info; SAXADOON team: | Photo; Saxadoon

HA FUDUDAYSAN!

Haddii aad aragto calaamadahan ha fududeysan, waxa ay astaan xilli hore ah u yihiin in aad u dagan tahay cudurka halista ah ee #Kansar-ka, ogoow kol walba oo aad u howl gasho!!

HOOYO KU DAYASHO MUDAN

[Dr. Hidaya Abdi Elmi, DDS. Waxa ay ka qalin-jebisay University of Minesota, School of Dentistry;!! .